16 Markaasaa Saa'uul waardiyayaashiisii Gibecaahdii reer Benyaamiin joogay wax fiiriyeen, oo waxay arkeen dadkii badnaa oo kala firdhay oo xaggan iyo xaggaa u kala yaacay.
akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 14
arki Samuu'eel Kowaad 14:16 macnaha guud