Samuu'eel Kowaad 14:29 KQA

29 Markaasaa Yoonaataan wuxuu yidhi, Aabbahay isagaa dalka dhibay, waan idin baryayaaye, bal eega sida indhahaygu u iftiimeen, maxaa yeelay, in yar baan ka dhadhamiyey malabkan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 14

arki Samuu'eel Kowaad 14:29 macnaha guud