Samuu'eel Kowaad 15:4 KQA

4 Markaasaa Saa'uul dadkii u yeedhay, oo Tela'iim buu ku tiriyey, oo waxay noqdeen laba boqol oo kun oo nin oo lug ah, iyo toban kun oo nin ee reer Yahuudah ah.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 15

arki Samuu'eel Kowaad 15:4 macnaha guud