Samuu'eel Kowaad 16:23 KQA

23 Oo markuu ruuxii sharka lahaa ee xagga Ilaah ka yimid Saa'uul ku soo degay ayaa Daa'uud qaatay kataaraddiisii, oo garaacay, dabadeedna Saa'uul wuu qaboobay, wuuna bogsaday, oo ruuxii sharka lahaana waa ka tegey.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 16

arki Samuu'eel Kowaad 16:23 macnaha guud