Samuu'eel Kowaad 18:10 KQA

10 Oo subaxdii dambe ruux xun oo xag Ilaah ka yimid ayaa ku soo degay Saa'uul, oo sidii nebi ayuu wax ugu sii sheegay guriga dhexdiisa. Markaasaa Daa'uud wuxuu gacanta ku dhuftay kataarad siduu maalin walba yeeli jiray; oo Saa'uulna gacantuu ku haystay warankiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 18

arki Samuu'eel Kowaad 18:10 macnaha guud