Samuu'eel Kowaad 18:25 KQA

25 Markaasaa Saa'uul wuxuu yidhi, Sidan Daa'uud ku dhaha, Boqorku waxba yarad kaa dooni maayo, boqol buuryo oo reer Falastiin oo boqorka cadaawayaashiisa looga aarguto mooyaane. Haddaba Saa'uul wuxuu damcay inuu Daa'uud u gacangeliyo reer Falastiin.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 18

arki Samuu'eel Kowaad 18:25 macnaha guud