Samuu'eel Kowaad 19:21 KQA

21 Oo taas markii Saa'uul loo sheegay ayuu haddana soo diray rag kale, oo iyana wax bay sii sheegeen. Oo haddana mar saddexaad ayaa Saa'uul rag kale soo diray, oo iyana wax bay sii sheegeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 19

arki Samuu'eel Kowaad 19:21 macnaha guud