Samuu'eel Kowaad 19:4 KQA

4 Oo Yoonaataanna wax wanaagsan ayuu aabbihiis Saa'uul uga sheegay Daa'uud, oo ku yidhi, Addoonkaaga Daa'uud ha ku dembaabin, maxaa yeelay, isagu kuguma uu dembaabin, oo shuqulladiisuna xaggaaga aad bay ugu wanaagsanaayeen,

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 19

arki Samuu'eel Kowaad 19:4 macnaha guud