Samuu'eel Kowaad 2:13 KQA

13 Haddaba caadadii wadaaddadu dadka la lahaayeen waxay ahayd, in markii nin uun allabari bixiyo uu midiidinka wadaadku iman jiray, inta hilibka la karinayo, isagoo gacanta ku sita hilibqabato saddex farood leh,

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 2

arki Samuu'eel Kowaad 2:13 macnaha guud