Samuu'eel Kowaad 2:21 KQA

21 Oo Rabbigu waa soo booqday Xannaah, oo way uuraysatay, oo waxay dhashay saddex wiil iyo laba gabdhood. Oo yarkii Samuu'eel ahaana wuxuu ku koray Rabbiga hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 2

arki Samuu'eel Kowaad 2:21 macnaha guud