Samuu'eel Kowaad 20:38 KQA

38 Oo haddana Yoonaataan wuxuu ka soo daba dhawaaqay wiilkii oo ku yidhi, War dheeree oo dhaqso oo ha joogsan. Markaasaa Yoonaataan yarkiisii soo ururiyey fallaadhihii oo sayidkiisii u yimid.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 20

arki Samuu'eel Kowaad 20:38 macnaha guud