Samuu'eel Kowaad 20:41 KQA

41 Oo isla markiiba kolkii yarkii tegey ayaa Daa'uud ka soo baxay meel Yoonaataan xagga koonfureed ka ahayd, markaasuu wejiga dhulka ku dhuftay oo saddex jeer sujuuday, wayna isdhunkadeen oo isla ooyeen ilaa Daa'uud sii badiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 20

arki Samuu'eel Kowaad 20:41 macnaha guud