Samuu'eel Kowaad 21:13 KQA

13 Oo markaasuu dabicaddiisii hortooda ku beddelay, oo wuxuu iska dhigay mid waalan markuu gacmahooda soo galay, oo wuxuu xagxagtay albaabbadii iridda, oo gadhkana dhareer buu iskaga daadiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 21

arki Samuu'eel Kowaad 21:13 macnaha guud