Samuu'eel Kowaad 23:5 KQA

5 Markaasaa Daa'uud iyo raggiisiiba Qeciilaah tageen, oo reer Falastiin la dirireen, oo waxay ka soo dhaceen lo'doodii, dad faro badanna way laayeen. Sidaasuu Daa'uud dadkii Qeciilaah degganaa u badbaadiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 23

arki Samuu'eel Kowaad 23:5 macnaha guud