Samuu'eel Kowaad 25:18 KQA

18 Markaasaa Abiigayil dhaqsatay, oo waxay soo qaadatay laba boqol oo xabbadood oo kibis ah, iyo laba sibraar oo khamri ah, iyo shan neef oo ido ah oo la qalay, iyo shan koombo oo hadhuudh la dubay ah, iyo boqol rucubood oo sabiib ah, iyo laba boqol oo fud oo berde ah, oo waxay ku raratay dameerro.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 25

arki Samuu'eel Kowaad 25:18 macnaha guud