Samuu'eel Kowaad 25:29 KQA

29 Oo in kastoo dadku kugu kaco oo kuu eryado inuu nafta kaa qaado, weliba, sayidkaygiiyow, naftaadu waxay xidhmada nolosha kula xidhnaan doontaa Rabbiga Ilaahaaga ah, oo cadaawayaashaada naftoodana wuu tuuri doonaa sidii isagoo ka tuuraya wadhafka meeshiisa godan.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 25

arki Samuu'eel Kowaad 25:29 macnaha guud