Samuu'eel Kowaad 25:41 KQA

41 Markaasay kacday oo intay sujuudday ayay wejigeeda dhulka saartay, oo waxay tidhi, Bal eeg, anoo addoontaada ah waxaan ahay midiidin cagaha u maydha addoommada sayidkayga.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 25

arki Samuu'eel Kowaad 25:41 macnaha guud