Samuu'eel Kowaad 26:8 KQA

8 Markaasaa Abiishay wuxuu Daa'uud ku yidhi, Maanta Ilaah wuxuu kuu soo gacangeliyey cadowgaagii. Haddaba waan ku baryayaaye i daa aan wareemee oo aan mar keliya dhulka ku qodbee, oo mar labaad ku dhufan maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 26

arki Samuu'eel Kowaad 26:8 macnaha guud