Samuu'eel Kowaad 27:10 KQA

10 Markaasaa Aakiish wuxuu ku yidhi, Yaad maanta soo dhacdeen? Oo Daa'uudna wuxuu yidhi, Waxaannu weerarnay xagga koonfureed oo dalka Yahuudah, iyo xagga koonfureed oo reer Yeraxme'eel iyo xagga koonfureed oo reer Qeyn.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 27

arki Samuu'eel Kowaad 27:10 macnaha guud