Samuu'eel Kowaad 28:4 KQA

4 Oo reer Falastiinna way isa soo wada urursadeen, oo Shuuneem soo degeen; Saa'uulna wuxuu soo wada urursaday reer binu Israa'iil oo dhan, oo iyana waxay soo degeen Gilboca.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 28

arki Samuu'eel Kowaad 28:4 macnaha guud