Samuu'eel Kowaad 3:10 KQA

10 Markaasaa Rabbigu u yimid, oo ag istaagay, oo sidii mararkii kale ayuu u yeedhay oo ku yidhi, Samuu'eelow, Samuu'eelow. Markaasaa Samuu'eel wuxuu yidhi, Ila hadal, waayo, anoo addoonkaaga ah waan ku maqlayaaye.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 3

arki Samuu'eel Kowaad 3:10 macnaha guud