Samuu'eel Kowaad 3:15 KQA

15 Markaasaa Samuu'eel iska jiifsaday ilaa subaxdii, oo dabadeedna wuxuu furay gurigii Rabbiga albaabbadiisii. Oo Samuu'eelna waa ka cabsaday inuu Ceelii muujintii u sheego.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 3

arki Samuu'eel Kowaad 3:15 macnaha guud