Samuu'eel Kowaad 4:12 KQA

12 Oo ciidankii waxaa ka orday nin reer Benyaamiin ah, oo isla maalintiiba wuxuu yimid Shiiloh isagoo dharkiisu jeexjeexan yahay, oo madaxana ciid ku leh.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 4

arki Samuu'eel Kowaad 4:12 macnaha guud