Samuu'eel Kowaad 4:17 KQA

17 Oo kii warka keenay waa jawaabay oo yidhi, Reer binu Israa'iil way ka carareen reer Falastiin, oo dad badan baa la laayay, oo labadaadii wiil oo ahaa Hofnii iyo Fiinexaas iyana way dhinteen, oo sanduuqii Ilaahna waa la qaatay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 4

arki Samuu'eel Kowaad 4:17 macnaha guud