Samuu'eel Kowaad 4:19 KQA

19 Oo gabadhii uu soddogga u ahaa ee Fiinexaas qabay, uur bay lahayd oo fool bay ku dhowayd; oo markay maqashay warkii ahaa in sanduuqii Ilaah la qaatay, oo ay soddoggeed iyo ninkeediiba dhinteen ayay foororsatay oo umushay; waayo, haddiiba fool baa qabatay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 4

arki Samuu'eel Kowaad 4:19 macnaha guud