Samuu'eel Kowaad 4:2 KQA

2 Oo reer Falastiinna waxay weerar isugu soo diyaariyeen reer binu Israa'iil; oo markii ay dagaalkii isugu yimaadeenna reer binu Israa'iil waa la jebiyey reer Falastiin hortooda; oo waxay ciidankii berrinka joogay ka laayeen afar kun oo nin.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 4

arki Samuu'eel Kowaad 4:2 macnaha guud