Samuu'eel Kowaad 5:3 KQA

3 Oo maalintii dambe markii kuwii reer Ashdood aroor hore kaceen waxay arkeen Daagoon oo wejiga ugu dhacay sanduuqii Rabbiga hortiisa. Markaasay Daagoon qaadeen oo meeshiisii qotomiyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 5

arki Samuu'eel Kowaad 5:3 macnaha guud