Samuu'eel Kowaad 5:7 KQA

7 Oo dadkii reer Ashdood markay arkeen inay saas tahay ayay yidhaahdeen, Sanduuqa Ilaaha reer binu Israa'iil waa inaanu ina dhex oollin; waayo, gacantiisii aad bay inoogu adag tahay, innaga iyo ilaaheenna Daagoonba.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 5

arki Samuu'eel Kowaad 5:7 macnaha guud