Samuu'eel Kowaad 6:5 KQA

5 Haddaba sidaas daraaddeed waa inaad samaysaan kasoobaxyadiinnii taswiirtooda, iyo jiirarkii dalkiinna kharribay taswiirtood; oo waa inaad ammaantaan Ilaaha reer binu Israa'iil; waayo, waxaa suurtowda inuu gacantiisa idinka qaado, idinka, iyo ilaahyadiinna, iyo dalkiinnaba.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 6

arki Samuu'eel Kowaad 6:5 macnaha guud