Samuu'eel Labaad 11:10 KQA

10 Daa'uudna waa loo soo sheegay oo lagu yidhi, Uuriyaah gurigiisii ma tegin. Markaasaa Daa'uud wuxuu Uuriyaah ku yidhi, War miyaadan sodcaal ka iman? Maxaadse gurigaaga u tegi weyday?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 11

arki Samuu'eel Labaad 11:10 macnaha guud