Samuu'eel Labaad 11:12 KQA

12 Markaasaa Daa'uud Uuriyaah ku yidhi, Haddaba bal maantana iska joog oo berrina waan ku dirayaa. Saas aawadeed Uuriyaah maalintaas iyo maalintii dambeba Yeruusaalem buu joogay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 11

arki Samuu'eel Labaad 11:12 macnaha guud