Samuu'eel Labaad 12:19 KQA

19 Laakiinse Daa'uud markuu arkay inay addoommadiisii faqayaan ayuu ogaaday inuu yarkii dhintay; kolkaasaa Daa'uud addoommadiisii ku yidhi, War yarkii ma dhintay? Iyana waxay ku yidhaahdeen, Haah, wuu dhintay.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 12

arki Samuu'eel Labaad 12:19 macnaha guud