22 Oo Absaaloomna Amnoon kulama hadlin xumaan iyo samaan toona, waayo, Absaaloom wuu nebcaaday Amnoon, maxaa yeelay, walaashiis Taamaar buu xoogay.
akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 13
arki Samuu'eel Labaad 13:22 macnaha guud