Samuu'eel Labaad 13:30 KQA

30 Oo intay sii socdeen ayaa war u yimid Daa'uud, oo waxaa lagu yidhi, Absaaloom wuxuu laayay wiilashii boqorka oo dhan, oo mid qudhuhuna kama hadhin.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 13

arki Samuu'eel Labaad 13:30 macnaha guud