Samuu'eel Labaad 13:34 KQA

34 Laakiinse Absaaloom wuu cararay. Markaasaa ninkii dhallinyarada ahaa ee gaadhka hayay indhaha kor u qaaday, oo wax fiiriyey, oo wuxuu arkay dad badan oo ka soo socda jidka mara buurta dhinaceeda meel isaga ka dambaysa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 13

arki Samuu'eel Labaad 13:34 macnaha guud