Samuu'eel Labaad 17:11 KQA

11 Laakiinse anigu waxaan ku talinayaa in reer binu Israa'iil oo dhammu adiga kuu soo shiraan oo ay ka yimaadaan tan iyo Daan iyo ilaa Bi'ir Shebac, oo ay u soo bataan sida cammuudda badda agteeda taal; oo aad adiga qudhaadu dagaalka gashid.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 17

arki Samuu'eel Labaad 17:11 macnaha guud