Samuu'eel Labaad 19:17 KQA

17 Oo waxaa isaga la socday kun nin oo reer Benyaamiin ah, iyo Siibaa oo ahaa midiidinkii reerkii Saa'uul, iyo shan iyo tobankiisii wiil iyo labaatankiisii addoon; oo Webi Urdun bay dhex mareen isagoo boqorku arko.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 19

arki Samuu'eel Labaad 19:17 macnaha guud