Samuu'eel Labaad 19:22 KQA

22 Markaasaa Daa'uud wuxuu yidhi, Kuwiinna ay Seruuyaah dhashayow, maxaa inaga dhexeeya? Oo maxaadse maanta cadaawayaal iigu noqoteen? Maanta reer binu Israa'iil ma nin baa laga dilayaa? Oo miyaanan anigu maanta ogayn inaan ahay boqor reer binu Israa'iil u taliya?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 19

arki Samuu'eel Labaad 19:22 macnaha guud