Samuu'eel Labaad 19:6 KQA

6 oo weliba waxaad jeceshahay kuwa ku neceb, kuwa ku jecelna waad neceb tahay. Waayo, maanta waxaad caddaysay inaanay amiirro iyo addoommoba waxba kula ahayn, maxaa yeelay, maanta waxaan ogaaday, haddii Absaaloom noolaan lahaa, oo aan annagu kulligayo dhiman lahayn, inaad taas aad ugu farxi lahayd.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 19

arki Samuu'eel Labaad 19:6 macnaha guud