Samuu'eel Labaad 20:7 KQA

7 Markaasaa waxaa isagii raacay Yoo'aab raggiisii, iyo reer Kereetiim iyo reer Feleetii, iyo raggii xoogga lahaa oo dhan, oo Yeruusaalem bay uga baxeen inay eryadaan Shebac ina Bikrii.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 20

arki Samuu'eel Labaad 20:7 macnaha guud