15 Oo haddana reer Falastiin waxay la dirireen reer binu Israa'iil, markaasaa Daa'uud dhaadhacay isaga iyo addoommadiisii la socdayba, oo waxay la dirireen reer Falastiin; laakiinse Daa'uud wuu taag gabay.
akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 21
arki Samuu'eel Labaad 21:15 macnaha guud