Samuu'eel Labaad 24:14 KQA

14 Markaasaa Daa'uud wuxuu Gaad ku yidhi, Cidhiidhi weyn baan ku jiraa; haddaba Rabbiga gacantiisa aan ku dhacno; waayo, naxariistiisu waa badan tahay; laakiinse yaanan dad gacantiis ku dhicin.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 24

arki Samuu'eel Labaad 24:14 macnaha guud