Samuu'eel Labaad 7:11 KQA

11 iyo tan iyo maalintii aan xaakinno ku amray inay dadkayga reer binu Israa'iil u taliyaan. Oo adiga waan kaa nasin doonaa cadaawayaashaada oo dhan. Oo weliba Rabbigu wuxuu kuu sheegayaa inuu reer kuu yeeli doono.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 7

arki Samuu'eel Labaad 7:11 macnaha guud