Samuu'eel Labaad 9:12 KQA

12 Oo Mefiiboshedna wuxuu lahaa wiil yar, oo magiciisuna wuxuu ahaa Miikaa. Intii Siibaa gurigiisa joogtay oo dhammu addoommay Mefiiboshed u ahaayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Labaad 9

arki Samuu'eel Labaad 9:12 macnaha guud