Sefanyaah 3:6 KQA

6 Anigu quruumo ayaan baabbi'iyey, oo qalcadahoodiina waa baabba', oo jidadkoodiina cidla baan ka dhigay si aan ciduna u marin, oo magaalooyinkoodiina waa la dumiyey, si aan qofna u joogin oo aan cid keliyuhuna u degganaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sefanyaah 3

arki Sefanyaah 3:6 macnaha guud