Sekaryaah 1:17 KQA

17 Oo haddana qayli oo waxaad tidhaahdaa, Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Magaalooyinkaygu mar kalay barwaaqo la faafi doonaan, oo Rabbigu mar kaluu Siyoon u qalbi qaboojin doonaa, oo mar kaluu Yeruusaalem dooran doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 1

arki Sekaryaah 1:17 macnaha guud