Sekaryaah 4:7 KQA

7 Buurtan weynay, kumaad tahay? Serubaabel hortiisa waxaad ku noqon doontaa bannaan. Oo isna wuxuu soo bixin doonaa dhagaxa madaxa ah isagoo dhawaaqaya oo leh, Ammaan ha u ahaato, ammaan ha u ahaato.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 4

arki Sekaryaah 4:7 macnaha guud