Sekaryaah 8:21 KQA

21 Oo magaalo dadka deggan waxay u tegi doonaan dad magaalo kale deggan, oo waxay ku odhan doonaan, Ina keena aynu dhaqsiyo Rabbiga u barinnee, oo aynu Rabbiga ciidammada doondoonnee, oo aniguna waan tegi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sekaryaah 8

arki Sekaryaah 8:21 macnaha guud