Sharciga Kunoqoshadiisa 1:25 KQA

25 Oo waxay gacmahooda ku soo qaadeen dalka midhihiisii, oo innagay inoo keeneen, oo haddana intay inoo war keeneen ayay yidhaahdeen, Dalku waa dal wanaagsan oo Rabbiga Ilaaheenna ahu ina siinayo.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 1

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 1:25 macnaha guud