Sharciga Kunoqoshadiisa 1:42 KQA

42 Markaasaa Rabbigu igu yidhi, Waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Kor ha u kicina, hana dagaallamina, waayo, anigu idinkuma dhex jiro, haddii kalese waxaa laydinku layn doonaa cadaawayaashiinna hortooda.

akhri dhamaystiran cutubka Sharciga Kunoqoshadiisa 1

arki Sharciga Kunoqoshadiisa 1:42 macnaha guud